Wadahadalo Nairobi uga socday Madaxweynaha Jubbaland iyo Siyaasiyiin kasoo horjeeday oo …

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in guul iyo is afgarad uu kusoo dhamaaday wadahadalo maalmihii lasoo dhaafay magaaladaasi uga socday Madaxweynaha Jubbaland iyo Siyaasiyiin kasoo horjeeday dib u doorashadiisa. Sida aan wararka ku helnay wadahadalada oo waqti badan qaatay ayaa magaalada Nairobi uga socday Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo … Continue reading Wadahadalo Nairobi uga socday Madaxweynaha Jubbaland iyo Siyaasiyiin kasoo horjeeday oo …